(Akhriso) Beesha caalamka oo War culus ka soo saartay doorashada Jubbaland

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland oo waan-waan ay ka dhex bilaabeen. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Mas’uuliyiin sare oo ka socda Midowga Afrika, IGAD iyo Q/Midoobay ay maanta tageen magaalada Kismaayo si ay ula hadlaan dhinacyada ay quseyso qabanqaabada Doorashada … Continue reading (Akhriso) Beesha caalamka oo War culus ka soo saartay doorashada Jubbaland